Puntland Oo Sheegtay In Ay Karantiishay Dad Looga Shakisanyahay Coronavirus

0
343

Puntland Oo Sheegtay In Ay Karantiishay Dad Looga Shakisanyahay Coronavirus

Wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka Puntland oo shir jiraa’iid ku qabtay magalaada Garoowe ayaa faahfaahin ka bixiyay dhowr qof oo looga shakisanyahay in ay qabaan Covid 19 oo baaritaano lagu sameeyay.

Waxa uu shaaca ka qaaday in saacadihii la soo dhaafay baaritaano rsami ah lagu sameeyay 7-ruux oo looga shakiyay in ay qabaan xanuunka Corona kadib markii ay calaamaha cudurkaan Isku arkeen.

Wasiir ku-xigeenka wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa ugu baaqay shacabka culimada iyo dhaqaatiirta in meel loogasoo wada jeeato cudurkaan oo saameyn ku leh Soomaaliga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here