Ajay Devgan Iyo Saif Ali Khan Oo Hal Filim Wada Saxeexdeen Sheeko Xiiso Leh!!

0
954

Ajay Devgan Iyo Saif Ali Khan Oo Hal Filim Wada Saxeexdeen Sheeko Xiiso Leh!!

Super Star Ajay Devgan ayaa saxiixday filmka dagaalka ah ee Taanaji kasoo ah mashruuc dagaal ah oo taariikh hore looga hadlaayo waxaana hogaaminaayo Ajay.

Kooxda mashruucan ayaa hader la sheegaya in ay Saif Ali Khan la saxiixdeen mashruucan si uu kaalinta labaad ama hogaamiyaha labaad u noqdo waana door uu kula xifaaltami doono Ajay Devgan.

Saif ayaa la sheegay in uu filmka kaabo laadar ku jili doono kaaso dagaal yahan weyn ah sido kalena nafta u keeni doono Ajay waxaana mashruucan la daawan doona sanadka 2020.

Saif iyo Ajay horey ayee usoo wada shaqeyeen waxayna wada sameyeen filmada kala ah Omkara, LOC Kargil iyo Kachche Dhaage waana shaqsiyaad aqoon dheer ah isku leh wada shaqeentodan xiiso weyn  yeeleyso mashruucan.

 

Filimside

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here