Xisbiyada Mucaaridka Oo Dawlada Ingiriiska U Sheegay In Xisbiga Kulmiye Diyaar U Aheyn Doorasho Dalka Ka Dhacda

0
393

Xisbiyada Mucaaridka Oo Dawlada Ingiriiska U Sheegay In Xisbiga Kulmiye Diyaar U Aheyn Doorasho Dalka Ka Dhacda

Guddoomiyayaasha labada xisbi mucaarid Ee WADDANI iyo UCID C/raxmaan Maxamed C/laahi “Cirro” Iyo Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa galabta Magaaladda Hargeysa kullan khaas ah kula yeeshay Safiirka Dawladda Ingriiska u qaabilsan Arimaha Somalia Ambassador, Ben Fender iyo Wakiilka Dawladda Somaliland Ee Arimaha Igriiska Mr. Stuart Brown.

Kullan ayaa ku soo afmeermay Jawi degan iyado waxa ugu weyn ee laga wada hadlayna aheyd sidii dalkan doorasho uga dhici laheyd 2020 taas oo bulshadda Somaliland iyo Beesha Caalamka u arkaan iney dalkan iyo dadkanba dan u tahay balse aaney xukumadda KULMIYE diyaar u aheyn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here