DAAWO : Madaxweyne Biixi Oo Ammaan kala Duldhacay Sii Deynta Abwaan Abees ” Waa Nin Geesi Ah”

0
573

DAAWO : Madaxweyne Biixi Oo Ammaan kala Duldhacay Sii Deynta Abwaan Abees ” Waa Nin Geesi Ah”

Hargeysa  (Dalmar-News):- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu ka Hadley maxkamada gobalka Maroodi-Jeex oo shalay xoriyadiisii u celisay Abwaan Cabdiraxmaan Abees .

Madaxweyne Biixi ayaa amaaney go,aanka ay maxkamadu ku sii deysay Abwaan Abees isla markaana waxaa uu abwaanka  ku sifeeyey in uu yahay nin geesi ah oo dhiiran waliba

Sidoo kale madaxweyne Biixi ayaa madasha ka cadeyey in xukunkaas ay maxkamadu gaadhey aaney ka dawlad ahaan ka qaadan doonin wax racfaan ah , iyada oo shalay ay xeer ilaalintu racfaan ka qaadatey sii deynta abwaanka

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here