DAAWO : Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Oo Ka Jawaabey Cabashooyin Ka Soo Yeedhay Shirkadaha Laydhka

0
552

DAAWO : Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Oo Ka Jawaabey Cabashooyin Ka Soo Yeedhay Shirkadaha Laydhka

Hargeysa (Dalmar-News):- Wasiirka wasaarada Macdanta iyo Tamarta Somaliland Md Jaamac  ayaa waxaa uu maanta hor tagay guddida joogtada ah ee golaha wakiilada Isla markaana waxaa uu ka jawaabey cabashooyin ka soo yeedhay qaar ka mid ah shirkadaha laydhka

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here