Akhri: Saamiga Beelaha Ee Agaasimayaasha Maamulka Iyo Lacagta Ee Wasaaradaha Iyo Hay’addaha Dawladda
Saamiga beelaha ee agaasimayaasha maamulka iyo lacagta ee wasaaradaha iyo hay`addaha dawlada ayaa 47 isugu jira wasaaraddo iyo hay`addaha kale ee dawlada ay ku leeyihiin beelaha habar awal 27 taas oo u dhiganta 59%.
Agaasime waaxeedka maamulka iyo lacagta ayaa ah kuwo horseed u ah musuqmaasuqa hadheeyay dawlada, waxaanay arintani muujinaysaa inay beeshaasi haysato awooda maamul ee miisaaniyada dalka gaar ahaan wasaarada iyo hay`addaha kale ee ugu dhaqaalaha badan, agaasimayaashani waxa kale oo qayb laxaad leh ka yihiin shaqaalaha wasaarada ama hay`ad waliba qaadanayo.
Wasaaraddaha
No | Magaca | Wasaaradda | Reerka | |
1 | Maxamed Cismaan Dube | W. Arimaha Gudaha | H. Awal/ Sacad Muuse | |
2 | Aniisa Xuseen Cali | W. Gaashaandhiga | H. Awal/ Sacad Muuse | |
3 | Xasan Cabdi | W. Beeraaha | H. Awal/ Sacad Muuse | |
4 | Ismaaciil Haybe | W. Ganaciga, Warshadaha iyo Dalxiiska | H. Awal/ Sacad Muuse | |
5 | Xamda Yuusuf Aadan | W. Shaqo galinta iyo Arimaha Bulshada | H. Awal/ Sacad Muuse | |
6 | Yuusuf X. Axmed Maxamuud | W. Diinta iyo Awqaafta | H. Awal/ Sacad Muuse | |
7 | Mowliid Gaboobe | W. Xidhiidhka Golayaasha iyo Dastuurka | H. Awal/ Sacad Muuse | |
8 | Maxamed Ismail | W. Madaxtooyada | H. Awal/ Sacad Muuse | |
9 | Xuseen Xasan Cabdi | W/ maaliyada AG/ ku xigeen | H. Awal/ Sacad Muuse | |
10 | Farxiya Dubad | W. Waxbarashada | H. Awal Cise Muuse | |
11 | Jaamac Cabdi Cismaan | W. Gaadiidka iyo Wadooyinka | H. Awal/ Ciise Muuse | |
12 | Cabdillaahi Ibraahim Maxamuud | W. Boosaha iyo Isgaadhsiinta | H. Awal/ Ciise Muuse | |
13 | Asad Maxamed Maxamuud | W. Maaliyada | Habar Jeclo/ Maxamed Abokor | |
14 | Cabdirisaaq Xasan Jibriil | W. Macdanta iyo Tamarta | Habarjeclo/ Muuse Abokor | |
15 | Cismaan Jaamac Cabdillaahi | W. Qorshaynta Qaranka | Samaroon/ Jibriil Yoonis | |
16 | Xasan X. Maxamuud Muxumed | W. Warfaafinta | Samaroon/Reer Nuur | |
17 | Cabdikariim Barako | W. Dhalinyarada iyo Ciyaaraha | Samaroon/ Habar Carfaan | |
18 | Maxamuud Jaamac Dhahar | W. Xanaanada Xoolaha iyo Kaluumaysiga | Harti/ Warsangeli | |
19 | Axmed Maxamed Cali | W. Biyaha | Harti/ Warsangeli | |
20 | Suhuur Maxamed Cabdillahi | W. Deegaanka iyo Horumarinta R. Miyiga | Garxajis/ Ciidagale | |
21 | Cabdiqani Xasan Axmed | W. Arimaha Dibada | Garxajis/ Ciidagale | |
22 | Hodan Maxamed Xasan | W. Caafimaadka | Harti/ dhulbahante | |
23 | Sharmaarke Maxamed Saalax | W. Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guryaynta | Warsangeli | |
24 | Muna Ibraahim Cumar | W. Cadaalada | Madigaan | |
25 | Wali Lama Magacaabin | W. Maalgashiga |
|
|
Baarlamaanka, Maxkamada Sare iyo Hay`addaha Madaxa Banaan |
||||
26 | Faaisa Sh. Maxamed Axmed | Golaha Guurtida | H. Awal/ Sacad Muuse | |
27 | Farax Ibraahim Gamuute | Golaha Wakiilada | H. Awal/ Sacad Muuse | |
28 | Sahra Ismaaciil | Maxkamada Sare | H. Awal/ Sacad Muuse | |
29 | Amaal Cabdiraxman | Hayadda Shaqaalaha | H. Awal/ Sacad Muuse | |
30 | Faadumo Jaamac Ibraahim | Hanta dhawraha Guud | H. Awal/ Sacad Muuse | |
31 | Maxamed Aadan Maxamed | Xeer ilaaliyaha Guud | H. Awal/ Sacad Muuse | |
32 | Hibo Ciise | Dhawrista Tayada | H. Awal/ Sacad Muuse | |
33 | Hodan Axmed Shiil | Dib udejinta iyo Barakacayaasha | H. Awal/ Sacad Muuse | |
34 | Ismaaciil Burco | Gudida Qandaraasyada | H. Awal/ Sacad Muuse | |
35 | Siciid Jaamac | Hay`adda Wadooyinka | H. Awal/ Sacad Muuse | |
36 | Maymuuna Caydiid Ducaale | Xisaabiyaha Guud | H. Awal/ Sacad Muuse | |
37 | Xaliimo Cabdiraxmaan | Ka hortaga Aafada iyo Kaydka Raashinka | H. Awal/ Sacad Muuse | |
38 | Amran Cabdi Ismaaciil | Baanka | H. Awal/ Ciisu Muuse | |
39 | Cismaan Timawayne | Hay`adda Dekada Somaliland | H. Awal/ Ciise Muuse | |
40 | Cismaan Maxamed Cabdi | Hayadda Duulista iyo Madaarada | Habar jeclo/ Muuse Abokor | |
41 | Saynab Ciise Cabdi | Garyaqaanka Guud | Harti/ Warsangeli | |
42 | Xamda Saleebaan Daahir Afqarshe | Gudida Maamul HIV/AIDS | Harti/ Dhulbahante | |
43 | Cabdiraxmaan Siciid | Guddida doorashooyinka Qaranka | Harti/ Dhulbahante | |
44 | Cabdikariim Cabdillaahi Cumar | Madbacada Qaranka | Samaroon/Maxamed Case | |
45 | Cabdirisaaq Waysaale | Maamul Wanaaga | Arab/ Subeer Celi | |
46 | Hana Cabdi Daa`uud | Xuquuqul Insaanka | Ayuub | |
47 | Rooda Abdilahi | Wakaaladda Biyaha , Hargeisa | Habar awal/ Sacad Muuse | |
Habar Awal 27 , Sacad Muuse 22 , Ciise Muuse 5 , Habar Jeclo 3 , Muuse Abokor 2 , Maxamed Abokor 1 , Harti 7 , Warsangeli 4 , Dhulbahante 3 , Samaroon 4 , Garxajis/ Ciidagale 2 , Arab 1 , Ayuub 1 , Madigaan 1
Total 46