DAAWO : Abwaan Weedhsame Oo Si Kulul U Dhaliilay Xukuumada Madaxweyne Biixi 

0
776

DAAWO : Abwaan Weedhsame Oo Si Kulul U Dhaliilay Xukuumada Madaxweyne Biixi

Hargeysa (Dalmar-News):- Abwaan Weedhsame oo ka mid ah abwaanada waa weyn ee reer Somaliland ayaa waxaa uu dhaliilo kulul u jeediyey xukuumada madaxweyne Muuse Biixi isaga oo wax laga xumaado ku tilmaamay xadhiga ay maanta ciidamada Boolisku kula kaceen Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo xalay soo bandhigay Maansooyin oo xukuumada ku dhaliilaayo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here