Xisbiga Waddani Oo War Saxafadeed Luuqad Adag Ku Qoran Ka Soo Saarey Heshiiskii Ay Shalay Kulmiye Iyo UCID Wada Saxeexdeen .

0
524

Xisbiga Waddani Oo War Saxafadeed Luuqad Adag Ku Qoran Ka Soo Saarey Heshiiskii Ay Shalay Kulmiye Iyo UCID Wada Saxeexdeen .

Hargeysa (Dalmar-News):- Xisbiga Waddani ayaa waxaa uu iminka soo saarey war saxafadeed uu ku saxeexan yahay gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga Waddani Xil Cabdiqaadir Jirde kaas oo ay kaga jawabayaan heshiis ay shalay  doorashooyinka soo socda ay ka wada  gaadheen xisbiyada  Kulmiye iyo UCID

War Saxafadeedkan oo ka kooban shan qodob ayaa waxaa  lagu yidhi in xisbiga Waddani aanu marna ba aqbali doonin doorasho gacan ku rimis ah oo xisbiga Waddani dabada ka wado

Halkan Hoose Ka Akhriso Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here