Dalalka Midawga Yurub Oo Walaax Xoogan Ka Muujiyay Qolqulka Muhaajiriinta Africa Oo Sii Badanaya

0
128

Dalalka Midawga Yurub Oo Walaax Xoogan Ka Muujiyay Qolqulka Muhaajiriinta Africa Oo Sii Badanaya

Midowga Yurub ayaa walaac ka muujiyey dadka muhaajiriinta ah ee ka imanaya Afrika oo kor usoo kacaya, kadib markii xukuumadda cusub ee milatariga ee Niger ay beddeshay sharci horey dambi uga dhigayey in muhaajiriinta loo fududeeeyo dhexmarkooda waddankaas.