Raysal Wasaaraha Denmark Oo Booqatay Ukraine, Una Ballanqaaday Gantaallo Uu Faransiisku Sameeyey

0
189

Raysal Wasaaraha Denmark Oo Booqatay Ukraine, Una Ballanqaaday Gantaallo Uu Faransiisku Sameeyey


Raysal Wasaaraha Denmark Oo Booqatay Ukraine, Una Ballanqaaday Gantaallo Uu Faransiisku Sameeyey
January 31, 2023
SHARE0
Madaxweynaha dalka Ukraine Volodymyr Zelensky iyo ra’iisul wasaaraha dalka Denmark Mette Frederiksen ayaa gelinkii dambe ee shalay ku kulmay magaalada Mykolaiv ee ku taalla koonfurta Ukraine. Denmark ayaa hore u sheegtay in ay ku caawin doonto Ukraine 19 ka mid ah gantaalaha uu sameeyo dalka Faransiisku.

Haddaba Ridwaan Xaaji Cabdiweli ayaa khadka taleefanka ee magaalada Copenhagen kula xiriiray weriye Maxamed Amiin oo ka tirsan idaacadda Hormuud, ugu horreyna waxa uu sharraxayaa booqashada ay Ukraine ku tagtay haweenayda Ra’iisul Wasaaraha ka ah dalka Denmark.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here