Dowlad Shaqaalaheedii Kuleyl Dartii U Fasaxday

0
335

Dowlad Shaqaalaheedii Kuleyl Dartii U Fasaxday

Warbaahinta maxalliga ah ayaa sheegay in shaqaalaha dawladda ee qaybo badan oo ka mid ah Ciraaq ayaa la siiyay maalin fasax ah oo ay shaqada ka nastaan ka dib markii heer kulku gaadhay kacay 50C meelo badan.

Dhawr ka mid ah magaalooyinka dalka ayaa Khamiistii kaalinta koowaad ka galay liiska meelaha ugu kulul adduunka.

Kuleylka awgii ugu yaraan 10 gobol ayaa hakiyay shaqada inta badan shaqaalaha, sida uu ku waramay Telefishanka Kurdistan24.

Kulaylka ayaa isa soo tarayey dalka oo dhan tan iyo badhtamihii bishii July waxaana la saadaalinayaa in ay sii socon doonto arintani.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here