Nigeria Oo Sheegtay In Lasoo Badbaadiyay Gabdho Afduub Loogu Haystay Kaniisad Kutaala Dalkaasi.

0
279

Nigeria Oo Sheegtay In Lasoo Badbaadiyay Gabdho Afduub Loogu Haystay Kaniisad Kutaala Dalkaasi.

Booliska Nigeria ayaa shaaca ka dhigay in ay soo badbaadiyeen 77 qof oo ay ku jiraan caruur kuwaasoo ku xayirnaa kaniisad ku taal gobolka Ondo ee koonfur-galbeed.

Qaarkood ayaa la rumeysan yahay inay halkaas joogeen bilo.

Afhayeen u hadlay booliiska ayaa sheegay in qaar badan oo iyaga ka mid ah lagu duufsadey quraafaad.

Duulaanka ciidanka ayaa yimid markii haweenay ay ka cabatay caruurteeda oo maqan ayna tuhunsan tahay in ay ku jiraan kaniisadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here