Turkiga Oo Oggolaaday Inuu Sweden & Finland Ka Taageero Ku Biirista Gaashaanbuurta NATO

0
369

Turkiga Oo Oggolaaday Inuu Sweden & Finland Ka Taageero Ku Biirista Gaashaanbuurta NATO

Turkiga oo xubin ka ah Nato ayaa oggolaaday in uu Sweden iyo Finland ka taageero in ay ka mid noqdaan Gaashaanbuurta Nato.

Wuxuu markii hore ka soo horjeeday dalabka dalalka waqooyiga Yurub ee ah inay ku biiraan Nato.

Turkiga ayaa waxaa uu ka carooday in ay martigeliyaan oo ay garab siiyaan dagaalyahannada Kurdiyiinta. balse Sweden iyo Finland kuma biiri karaan Nato iyagoo aan taageero ka helin Turkiga.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Kulan Yeeshay

Ruushka ayaa si adag uga soo horjeeda in labadaas dal ay ku biiraan Nato, waxa ayna Moscow u aragtaa in barraalinta Nato ay halis ku tahay amnigooda.

Dagaalka uu Ruushku ku qadaay Ukraine ayaa daba socday isku dayga ay Kyiv ku raadinaysay in ay uga mid noqto isbahaysiga Reer Galbeedka.

Balse duullaanka Moscow ayaa saameyn liddi ku ah yeeshay, waxayna waddo cad u xaartay in labadan dal ay ku biiraan Nato. Wasiir arrimo dibadeedyo ka kala socda saddex waddan ayaa soo saaray saameynta amni ee uu Turkigu ka walaacsan yahay.

Ra’iisul Wasaaraha Sweden Magdalena Andersson ayaa sheegay in ay tahay tallaabo muhiim u ah Nato.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here