Baarlamaanka Cusub Ee Lubnaan Oo Doonaya Inay Xilka Laga Tuuro Mas’uul 30 Xil Hayay

0
429

Baarlamaanka Cusub Ee Lubnaan Oo Doonaya Inay Xilka Laga Tuuro Mas’uul 30 Xil Hayay

Radio Dalsan FM 91.5 MHz | Warar Sugan | Somalia News
HomeWarar
Baarlamaanka Cusub Ee Lubnaan Oo Doonaya Inay Xilka Laga Tuuro Mas’uul 30 Xil Hayay
On May 23, 2022

Share
Baarlamaanka cusub ee Lubnaam ayaa Axaddii bilaabay hawlihii loo igmaday. Tallaabadii ugu horeysay uu qaaday ayaa ahayd inuu doorto guddoomiyaha iyo ku xigeenkiisa.

Xilka guddoomiyaha ayaa waxaa ilaa sanadkii 1992 soo hayey Nabih Berri oo ah Muslim Shiica ah, kaas oo xulufo la ah ururka Xisbullah. Dadka u kuurka gala siyaasadda Lubnaan ayaa sheegaya in dadka isbeddel-doonka ah iyo kuwa kale oo ku cusub baarlamaanka ay Nabih Berri u arkaan inuu qeyb ka yahay dhibaatooyinka dabada dheeraaday oo musuqmaasuqa iyo raadka ururka ay Iran taageerto ee Xisbullah ay ku leeyihiin siyaasadda Lubnaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here