Amar Kasoo Baxay Kooxda Taalibaan Oo Maanta Ka Dhaqan Galay Dalka Afghanistan

0
281

Amar Kasoo Baxay Kooxda Taalibaan Oo Maanta Ka Dhaqan Galay Dalka Afghanistan

Dalka Afghanistan ayaa maanta waxaa ka dhaqan galay amar ka soo baxay hoggaanka sare ee Taliban kaasi oo farayay Dumarka Wariyeyaasha ah ee wararka ka akhriyo Telefashinada Dalkaasi in ay wajiga xirtaan.

Amarkan ayaa waxa uu saameyn doonaa dhamaan Telefashinada dalkaasi iyo Gabdhaha wariyayaasha ah.

Mid ka mid ah milkiilayaasha Telefashinada dalkaasi Afghanistan ayaa sheegay in ay lumin doonaan Rag ama niman badan oo hada ku taxan barnaamijyada iyo wararka ay soo gudbiyaan gabdhaha wariyayaasha ah ee ka baxa Telefashinkiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here