Musharaxiin Ay Ku Jiraan Farmaajo Iyo Madaxdii Hore Ee Dalka Oo Maanta Hadal-Jeedinaya

0
329

Musharaxiin Ay Ku Jiraan Farmaajo Iyo Madaxdii Hore Ee Dalka Oo Maanta Hadal-Jeedinaya

Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maalintii labaad dhageysan doona hadal-jeedinta Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya.

19 Musharax ayaa khudbadahooda kahor jeedinaya Xildhibaanada labada Aqal, iyagoo uga hadlaya sooyaalkooda, waxyaabaha lagu dooranayo iyo balanqaadyada ay sameynayaan Musharaxiinta tartamaya.


HomeWarar
Musharaxiin Ay Ku Jiraan Farmaajo Iyo Madaxdii Hore Ee Dalka Oo Maanta Hadal-Jeedinaya
On May 12, 2022 Last updated May 12, 2022

11
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maalintii labaad dhageysan doona hadal-jeedinta Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya.

19 Musharax ayaa khudbadahooda kahor jeedinaya Xildhibaanada labada Aqal, iyagoo uga hadlaya sooyaalkooda, waxyaabaha lagu dooranayo iyo balanqaadyada ay sameynayaan Musharaxiinta tartamaya.

RELATED POSTS
Wasiirkii Hore A/Dibedda Somalia Maxamed Cabdirisaaq” Si Aan Habbooneyn Ayaa Xilkii La Iiga Qaaday”

May 12, 2022
Mareykanka Oo Safka Hore Ka Galay Waddamada Dadkodu Ay U Dhintaan Isticmaalka Maandooriyaha

May 12, 2022
Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Kulan La Qaatay 16-Ka Xildhibaan Ee Lagu Soo Doortay Ceelwaaq

May 12, 2022
Musharaxiinta Maanta hadalka jeedinaya ayaa waxaa ku jira Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxeyneyaashii hore ee dalka, Madaxweynaha Puntland oo ah Musharax Madaxweyne iyo Musharaxiin kale.

Shalay ayaa waxaa Xildhibaanada khudbadahooda u jeediyay 20 Musharax oo ay ku jireen Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka, C/raxmaan C/shakuur, Daahir Geelle iyo Musharaxiin kale oo badan, iyada oo 15 daqiiqo lasiiyay Musharax kasta.

Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ayaa saacadaha soo socda tegaya Teendhada Afisyooni, si u dhageystaan khudbadaha ay u jeedin doonaan Musharaxiinta, waxaaan doorashada Madaxweynaha ay dhaceysaa 15-ka May 2022.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here