MW Biden Oo Saxiixay Sharci Ukrain U Ogolaanaya In Hubka Mareykanka Ay Amaahato

0
413

MW Biden Oo Saxiixay Sharci Ukrain U Ogolaanaya In Hubka Mareykanka Ay Amaahato

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa saxiixay sharci ogolaanaya in Ukraine ay hub ka amaahato ama ka kireysato dalkiisa, sida ay isaga caabiso duulaanka Ruushka.

Sharcigan oo lagu magacaabo Dalabka Difaaca Dimororaadiyadda ee Ukraine ayaa soo maray Aqalka Congress-ka Maraykanka.

Sharcigan oo la mid ah mid jirey dagaalkii labaad ee adduunka, ayaa waxaa sidoo kale ka faa’iideysan kara dalalka Yurubta Bari ee uu saameeyay dagaalka Ruushka ama ka baqdin qaba.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here