Ciidamo Ruush Ah Oo Dalka Ukraine Lagu Sumeeyay

0
526

Ciidamo Ruush Ah Oo Dalka Ukraine Lagu Sumeeyay

Labo askari oo ka tirsan ciidamada Ruushka ee Ukraine ku sugan ayaa dhintay kadib markii dadka reer Ukraine qaarkood ay sun ugu dareen rooti ay cuni lahaayeen sida laga soo xigtay wasaaradda difaacca Ukraine.

Arrintan ayaa ka dhacday gobolka Kharkiv , waxayna saamaysay guutada buntukhleyda 3-aad ee Ruushka.

Sidoo kale wasaaradda waxa ay sheegtay in 500 askarta Ruushka ah la dhigay isbitaalka kadib markii ay ku sumoobeen qamri ay cabbeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here