Wax Ka Ogow Sida Uur Lagu Qaadi Karo? Iyo Waqtiga Ugu Fiican.

0
1093

Wax Ka Ogow Sida Uur Lagu Qaadi Karo? Iyo Waqtiga Ugu Fiican.

Run ahaantii uur qaadistu waxay ku xiran tahay awoodda Rabbi (SW) isagaana garanaya xiliga qofku uur qaadayo. Sida cilmi baarista lagu ogaaday fursadda ugu wanaagsan ee uur lagu qaado waa marka ugxanta lasoo daayo ama ay diyaar u tahay in la bacrimiyo. Haweenka inta badan waxay caadadu ka maqnaataa 28 maalmood, maalinta ugxanta lasoo daayo waxay ku aadaa kalabartanka oo ah maalinta 14,  Shanta Maalmood ee ka horaysa fursaddu uur qaadistu way jirtaa.

Kulanka joogtada ah ee lamaanaha waxuu kordhiyaa fursadda uur qaadista.  Waxaa muhiim ah in lamaanuhu ay badiyaan kulankooda inta u dhexeysa labada caado.

Halkaan ka daawo sida uur loo qaado:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here