Taliyihii Hore Ee NISA Oo Kusoo Baxay Doorasho Ka Dhacday Baladweyne.

0
503

Taliyihii Hore Ee NISA Oo Kusoo Baxay Doorasho Ka Dhacday Baladweyne.

Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxaa goordhaweyd lagu soo gaba-gabeeyay doorashada kursiga Hope058, kaasi oo ay tartamayeen ilaa 7 musharax.

Waxaana codadka ay u kala heleen musharixiinta tartamay sida tan:

1 Amb Abdullahi Mohamed Ali Sanbaloolshe 54

2.Abdulkadir HUSSEIN Olow       8

3.ABDULLAHI Ahmed HUSSEIN 5

  1. ALI Abdullahi Osoble 28
  2. 5.Mohamed Afdhuub Makaraan.   2

    6.Ubah Ali Shegow.                        0

    7.Yoonis Mohamed Nor.                 3

    Doorashada oo ahayd hal Wareeg ayaa waxaa Murashax Abdullahi Mohamed Ali Sanbaloolshe helay 54 cod

    Wax halaabay 1 cod

    Sida daraadeed natiiijada Hordhaca ah ee BFS waxaa ku guulaystay Abdullahi Mohamed Ali Sanbaloolshe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here