Shacabka Suudaan oo Soo Dhaweeyey Afgambi in dalkoodu oo ka dhaco

0
272

Shacabka Suudaan oo Soo Dhaweeyey Afgambi in dalkoodu oo ka dhaco

Kumanaan dad ah ayaa isugu soo baxey waddooyinka magaalada caasimadda ah ee Khartoum.

Dibad baxayaasha ayaa doonaya in xukunka dalkaasi ay kula wareegaan ciidanka military-ga afgambi.

Ciidanka iyo xubno rayid ah, ayaa wadaagayey awoodda dalkaasi iyomaamulkiisaba illaa iyo 2019-kii, markii xukunka laga tuurey Madaxweynihii hore Omar al-Bashir.

Dareenka dadka Sudan ayaa haatan kacsan, illaa iyo markii uu dhicisoobay afgambigii ay ku dhaqaaqeen qeyb kamid ah ciidanka bishii hore.

Dibad baxayaasha ayaa sheegaya in dowladda haatan ay ku guul dareysatey wax u qabashada dadkeeda, halka sicirka shidaalka uu cirka isku shareerey, kabistiina la jarey.

Labadii maalmood ee la soo dhaafay, waxay dibad baxayaasha qaarkood is hor tubeen bannaanka aqalka madaxtooyada iyagoo dalbanaya in militarigu uu xukunka la wareeg

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here