Afghanistan: Khilaafka ka dhex bilaabmay hogaanka Daalibaan oo gacan Ka Hadal Isku Badalay

0
235

Afghanistan: Khilaafka ka dhex bilaabmay hogaanka Daalibaan oo gacan Ka Hadal Isku Badalay

Muranku wuxu u dhexeeya aasaasaha kooxda Mullah Abdul Ghani Baradar iyo xubin ka tirsan golaha wasiirada oo waxay isku maan dhaafeen madaxtooyada dhexdeeda.

Waxaa jiray warar aan la xaqiijin oo sheegaya ismaandhaafka hoggaanka Daalibaan taagnaa tan iyo markii Baradar laga waayay fagaareyaasha maalmihii la soo dhaafay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here