Ra’iisul Wasaare Rooble oo u ambabaxay dalka Masar

0
310

Ra’iisul Wasaare Rooble oo u ambabaxay dalka Masar

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafti uu hoggaaminaayo ayaa ka duulay garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdishu isaga oo kusii jeeda Dalka Masar.

Ra’iisul wasaare Rooble ayaa casuumaad rasmi ah ka helay madaxwaynaha Dalka Masar Mudane Cabdul Fataax Alsisii.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here