CIID WANAAGSAN: Dhamaan Akhristayaasha Dalmarnews Meel Walbo Dunida Ka Joogtaan.

0
227

CIID WANAAGSAN: Dhamaan Akhristayaasha Dalmarnews Meel Walbo Dunida Ka Joogtaan.

Ugu horeyn Asalaamu Caleykum Waraxmatulaahi Wabarakaatu guud ahaan akhristayaasha sharafta inaga mudanow meel walba oo aad dunida ka joogtaan.

dhamaan howl wadeenada Shabakadda Dalmarnews oo wadajir ah waxay idiin kugu hambalyeyneysa munaasabada ciida weyn dhamaantiina ciid wanaagsan..

Alle nabad iyo caafimad ha inagu gaarsiyo ciidan ciideda inagoo isku faraxsan wada shaqeen wanaagsana ina dhexmarta wada shaqeen wacan markale hambalyo hambalyo munaasabada ciida meel walbo dunida daafaheeda aad ka joogtaan..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here