Turkiga Oo Shaaciyay Inuu Ku Guuleystay Tijaabinta Gantaal Cusub

0
301

Turkiga Oo Shaaciyay Inuu Ku Guuleystay Tijaabinta Gantaal Cusub

Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan ayaa shaciyey inay Milliteriga Turkiga ku guuleysteen Tijaabadii u dambaysay ee Gantaalka ATMACA ee Lidka Maraakiibta.

Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Twitter-ka ayuu Mdaxweyne Erdogan ku sheegy in Gantalkaasi oo lagu farsameeyey gudaha Turkiga uu duqeeyey Markab bar-tilmaameed ahaa, ka hor inta uusan hawlgelin Gantalkaasi.

Mashruuca Gantaalka ATMACO waxa la doonayaa in lagu bedelo Gantaalka lagu farsmeeyey Maraykanka ee HARPOON.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here