DAAWO : Qaabkii Loo Doortay Maayirka Hargeysa ıyo Ku Xigeenkiisa

0
332

DAAWO : Qaabkii Loo Doortay Maayirka Hargeysa ıyo Ku Xigeenkiisa

Magaalada hargeysa ee Xarunta Somaliland ayaa waxaa goordhaweyd lagu doortay maayirka Magaalada iyo ku xigeen, kadib Codeyn ka dhacday Magaaladaasi.

Cabdikariim Axmed Mooge ayaa si rasmi ah loogu doortay Duqa Magaalada Hargeysa ee Xarunta Somaliland, waxaana Cabdikariin uu helay codad gaaraya 17 cod, sidoo kale waxaa 17 cod helay ku xigeenkiisa Khadar Axmed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here