Doorashadii Duqa Degmadda Borama oo Baaqatay Iyo Sababta

0
319

Doorashadii Duqa Degmadda Borama oo Baaqatay Iyo Sababta

Iyada oo maanta loo balansanaa Doorashada Duqa Degmadda Borama iyo ku xigeenkiisa ayaa dib loo dhigay.

Kulanka Maanta oo ay iskugu imanayeen 13ka Xildhibaan ee Golaha deeganka cusub ee degmadda Borama ayaa waxa loo balansana in lagu doorto Shir Guddoonka Golaha balse Guddoomiyaha Gobolka Awdal Oo goob joog ka ahaa kulanka ayaa sheegay in kaliya maanta la dhaarin doono xilbaadhanada taa badalkeegana dib loo dhigay doorashada.

Maxkamadda Gobolka Awdal ayaa dhaarisay 13ka Xildhibaan ee Golaha Deeganka Borama.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here