Madaxwayne Muuse Biixi Oo Markale Qaabilay Xildhibaan Cabdikariin Axmed Mooge.

0
281

Madaxwayne Muuse Biixi Oo Markale Qaabilay Xildhibaan Cabdikariin Axmed Mooge.

Madaxwaynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa markale qaabilay Xildhibaan Cabdikariin Axmed Mooge.

Madaxweynaha Somaliland ayaa Saaka Mar kale qaabilay Cabdikariim Axmed Mooge iyo Mudaneyaasha golaha deegaanka ee Weheliya.

Waxaa xusid mudan in kulankii shalay ay yeesheen labada dhinac uu ka dhacay guriga madaxweyne Biixi, balse Kulanka la gudogalay saaka, ayaa ka dhacaya Qasriga Madaxtooyada oo ay goor dhawayd galeen Xubnaha uu hogaaminayo Mr.Mooge. iyadoo laga horraysiiyay shirka golaha wasiirrada ee khamiis kasta qabsooma.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here