Arday Gadoodsan oo Dugsi Ku Yaalla Hargaysa ku burburiyay Agabkii ay Waxku Baranayeen

0
258

Arday Gadoodsan oo Dugsi Ku Yaalla Hargaysa ku burburiyay Agabkii ay Waxku Baranayeen

Ardayda Dugsiga Nuuradiin ee Hargaysa gaar ahaan qaybta Ragga ayaa sameeyey Dibad bax rabshado wata Kadib Markii la sheegay in ay ka gadooden laba arday oo laga eryay Dugsiga.

Ardayda oo ka Gadoodsan Laba Ardey oo ay sheegeen in Dugsiga laga Eryey ayaa gaystey Khasaare Xoog leh oo ay ka mid ahaayeen inay Bur-buriyeen Samuuradihii, Kuraastii iyo Kamarado ku xidhnaa Dugsiga (C.C. Camera).

Laba Ardey ee la sheegay in Dugsiga laga Eryey ayaa dhawaan Baraha Bulshada ku Baahiyey dhaliilo ka dhan ah Dugsiga Nuuradiin oo ay ku jiraan Xaalada Coved19.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here