Dal Africaan Oo Markii Ugu Horaysay Si Bilaash Ah Ku Helay Talaalka Covid 19

0
298

Dal Africaan Oo Markii Ugu Horaysay Si Bilaash Ah Ku Helay Talaalka Covid 19

Dalka Ghana ayaa noqday dalkii ugu horeeyay oo hela tallaalka feyriska Corona ee mashruuca tallaalka lacag la’aanta ah lagu gaarsiinayo dalalka sabaoolka ah.

Waxaa Arbacadii dalkaasi la gaarsiiyay 600,000 oo kuuro oo ah tallaalka shirkadda AstraZeneca.
Waxaa tallaalkani lagu bilaabi doonaa shaqaalaha caafimaadka ee dalkaasi.

Mashruucan ayaa ha mid tallaalka lagu gaarsiinayo dalalka aan awoodin inay tallaalka soo iibsadaan si uusan ugu ekaan oo kali ah dalalka hormaray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here