Jubbaland Oo Shuruudo Ku Xidhay ka Qeybgalka shirka Doorashada Soomaaliya.

0
293

Jubbaland Oo Shuruudo Ku Xidhay ka Qeybgalka shirka Doorashada Soomaaliya.

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa War kasoo saartay xaaladda siyaasadeed ee dalka, rabshadihii maalmo kahor ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo khilaafka ka taagan qabsoomida doorashooyinka dhacaya.

War-saxaafadeed kasoo baxay Jubbaland ayaa waxaa marka hore lagu sheegay in Maamulka uu fahamsan yahay muhiimada ay leedahay in dalka laga qabto doorasho loo dhan yahay, isla markaana ku saleysan hufnaan, xor iyo xalaal ah, ayna Jubbaland ka qeyb gashay shirar looga hadlaayay xal u helida doorashooyinka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here