Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh Maxamuud oo iskaga Guurey Ex Hotel Naaso Hablood2

0
517

Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh Maxamuud oo iskaga Guurey Ex Hotel Naaso Hablood2

Madaxwaynayaashi hore ee Soomaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka guuray Hotel Ex Naaso Hablood2 oo ay degenaayen.

Hoggaamiyashan ka tirsan Midawga Murashaxiinta Soomaliya ayaa degay Hotel Maa’ida oo u dhaw Taalada Daljirka Dahsoon Kadib markii ay rabeen in banaanbax ka dhaco Taalada Daljirka Dahsoon balse Ciidamada dawladda Soomaliya ay ka hortageen.

Midawga Murashaxiinta Soomaliya ayaa sheegay in xalay ciidamada dawladda Soomaliya ay weerar ku qaaden Hotel Maa’ida iyo Taalada Daljirka Dahsoon.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here