DEG DEG : Ciidamada Booliska Somaliland oo dad u xiray qarax ka dhacay Laascaanood

0
578

DEG DEG : Ciidamada Booliska Somaliland oo dad u xiray qarax ka dhacay Laascaanood

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa howlgallo xalay ka sameeyeen magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ayaa waxay ku soo qabtay dhowr qof oo lagu tuhmayo inay ka dambeeyeen qarax ka dhacay magaalada.

Qaraxan oo ahaa Bam gacmeed ayaa lagu weeraray goob ay ka socotay diiwaan gelinta cod bixiyeyaasha Somaliland.

Illaa saddex qof oo labo askari ah iyo qof shacab ah ayaa ku dhaawacmay qaraxa bambaano ee lagu weeraray xarunta lagu diiwaan gelinayay cod bixiyeyaasha.

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa howlgallo tan iyo xalay ka sameeyeen xaafadaha Laascaanood ayaa waxay soo qabteen dad lagu tuhmayo inay ka dambeeyeen qaraxaas.

Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ayaa amnigeeda soo hagaagaya sanadihii u dambeeyay, waxaana magaaladaas horay uga dhacay dilal

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here