Xukuumadda Somaliland Ayaa Ganaaxa Lacageed Dul Dhigtay Telefishanada Universal Iyo Star Oo Hore Xukuumadu u xidhay.

0
403

Xukuumadda Somaliland Ayaa Ganaaxa Lacageed Dul Dhigtay Telefishanada Universal Iyo Star Oo Hore Xukuumadu u xidhay.

Warqad kasoo baxday wasiirka warfaafinta somaaliland oo uu ku saxeexnaa Agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta  mudane mukhtaar maxamed ali  ayaa lagu qeexay in lagu ganaaxay Tv Universal lacag dhan 15 kun oo dollar halka star tv lagu ganaaxay lacag dhan 5 kun oo dollar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here