Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Shaacisay Gobolka Hogaaminaaya Imtaxaanka Shahaadiga

0
446

Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Shaacisay Gobolka Hogaaminaaya Imtaxaanka Shahaadiga

Wasaarada Waxbarashada Oo Shaacisay Gobolka Hogaaminaaya Imtaxaanka Shahaadiga Natiijada Imtaxaanka Shahaadiga Ayaa Goor Dhoweyd La Shaaciyey,Sidoo Kale Waxaa Lagu Dhawaaqay Gobolada Ugu Sareeyey Imtaxaanka Shahaadiga,Waxaana Guul Weyn Kasoo Hoyey Sanadkan Gobolka Togdheer Oo Ku Guulaystay Kaalinta Kowaad,,Halka Ay Kaalinta Labaad Qaadatay Gobolka AWDAL.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here