Koox Hubaysan Oo la Wareegay Xabsiga Dhexe Muqdisho +Rasaas laga dhex maqlayo

0
481

Koox Hubaysan Oo la Wareegay Xabsiga Dhexe Muqdisho +Rasaas laga dhex maqlayo

Rasaas culus ayaa waxay ka dhex socotaa xabsiga Dhexe ee Xamar oo ku yaalo Degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir.

Xabsiga ayaa waxaa laga dhex maqlayaa rasaasta noocyadeeda kala duwan, iyadoo wararka qaar ay sheegayaan in kooxo hubeysan ay la wareegeen Xabsiga.

Wixii warar ah ee kusoo kordha kala soco Dalmarnews

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here