“Faysal Cali Waraabe Kumuu Gefin Shakhsiyaad Ee Wuxuu Ku Gefay Beelaha Harti Iyo Habarjeclo….” Boqor Buurmadow

0
485

“Faysal Cali Waraabe Kumuu Gefin Shakhsiyaad Ee Wuxuu Ku Gefay Beelaha Harti Iyo Habarjeclo….” Boqor Buurmadow

Gudoomiye faysal cali waraabe shirkiisii jaraaid ee shalayto kumuu gefin shakhsiyaad kumana weerarin.

Ee wuxuu kugefay beelaha harti iyo habarjeclo

Isagoo ku guubanaayey beelaha dhulbahante

Inay habarjeco kasoo eryaan qorulugud iyo coodanle iyo caynaba waa wax aad loolayaabo hadalka kasoo baxay gudoomiye faysal wuu kadabategay iskuna day inuu saxo hadalkii uu ku aflagaadeeyey beelaha harti inkasta oo uukasiidaray dhiiqona siidabaashay

Hase yeeshee eedii uu kula kacay beelaha habarjeclo

Wuu kusii adkaystay faysal waxbadan

Wuu amaani jiray habarjeclo taageero fiicana wuu ku haystay aniga aragtidayda faysal aad umayaqaano dhaqanka beelaha habarjeclo habarjeco lama amaano hadii la amaanona lama caayo oo xukin keedu waa qisaas

Alle hawnaxariistee waxa aad u amaanay

Habarjeclo abwaankii Waynaa ee ismaaciil yawle mudo kadib ayuu gabyey wuxuu ku yidhi

Mamaroodi baan habarjeclooy idinku miisaalay

Ma mooyaan idiin tumay gunwaa loo mashxaradaaye hadaba faysal waxaa ku waajibtay in lamariyo jawaabtiisuna ahaan doontaa magligaad afaysaa ku ogayn muruq yawloowe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here