Madaxwaynayna Maamulka Hirshabeele Oo Magacaabis Sameeyay Iyo Xilalka Uu Magacaabay

0
442

Madaxwaynayna Maamulka Hirshabeele Oo Magacaabis Sameeyay Iyo Xilalka Uu Magacaabay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Guddiga Wasaaradaha ee Mashaariicda Xalalka Waara.

Wareegto kasoo baxdey xafiiska Madaxweyne Waare ayaa lagu sheegay in Guddigaan oo ka kooban 9 Xubnood ay u xilsaaran isku dubaridka iyo mashaariicda xalalka waara, taasi oo qeyb ka ah Xal u helida Biyaha Had iyo jeer ku fataha Magaalada Beledweyne iyo Guud ahaan Deegaanada Hirshabelle.

Hoos Ka Akhriso Magacyada Guddiga uu Magacaabey Madaxweynaha Hir-Shabeelle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here