Maxaa keenay in Mid ka mid ah raggii loo haystay dilkii Caa’isho Ilyaas lagu heshiiyay in la sii daayo

0
398

Maxaa keenay in Mid ka mid ah raggii loo haystay dilkii Caa’isho Ilyaas lagu heshiiyay in la sii daayo

Mid ka mid ah raggii lagu helay dambiga ah kufsiga iyo dilka Caa’isho Ilyaas oo lagu magacaabo Cabdisalaan Cabdiraxmaan Warsame ayaa lagu heshiiyay in la sii daayo kadib markii labada qoys ee Caa’isho iyo Cabdisalaan ay heshiis gaareen.

Labada dhinac, ayaa ku heshiiyay in mag la siiyo qoyska dhalay gabadhii Yareyd ee Caa’isha Ilyaas Aaden, islamarkaana xorriyaddiisa dib loogu celiyo xukmane Cabdisalaan Cabdiraxmaan Warsame.

Labada qoys ayaa waxa ay ku heshiiyeen in mag gaareysa 75 neef oo geel ah laga bixiyo waxaana isla goobta heshiiska lagu bixiyay qeyb ka mid ah magta oo dhan $25, 000 oo Dollar, taasi oo u dhiganta 50 Halaad.

Waxaana lagu heshiiyay inta dhiman oo ah $12,500 oo Dollar in lagu bixiyo saddex bilood gudahood taasi oo lacag ahaan ku

Ninkan lagu heshiiyay in la sii daayo ayaa waxaa ay walaalo ahaayeen mid ka mid ah labadii ruux ee lagu fulyay dilka qisaasta Caa’isho Ilyaas 11kii bishan waxaana la sheegay in dib loo dhigey dilka Cabdisalaan muddo toban cisho ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here