Mid ka mid ah Masuuliyiinta Ugu Saraysa Xisbiga Waddani Oo Is Casilay+MAGACA

0
610

Mid ka mid ah Masuuliyiinta Ugu Saraysa Xisbiga Waddani Oo Is Casilay+MAGACA

Maanta waxa uu Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro ka aqbalay warqaddii is casilaadda ahayd ee uu shalay u soo gudbiyey Amb Axmed Safiina, xilkiina waxa uu ku wareejiyey Xafiiska Guddoomiyaha.

Ugu dambeyn, Guddoomiyuhu waxa uu rejeynayaa Mudane Safiina in Ilaahay ku garab-galo musqtaqbalkiisa siyaasadeed iyo dedaalkiisa aqoon korodhsi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here