Akhriso:-Guddiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo lagu dhawaaqay

0
434

Akhriso:-Guddiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo lagu dhawaaqay

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa Maanta waxaa kulan ku yeeshay Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka labaad ee dowlad Goboleedka Galmudug.

Kulankan ayaa waxaa shir Guddoominayay Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal iyo labadiisa ku-xigeen, waxaana Ajendaha kulana uu ahaa magacaabista Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo labadiisa ku-xigeen.

Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa ansixiyay Guddiga Doorashooyinka Madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa, kuwaasi oo ka shaqeyn doona Doorashada Madaxweynaha, waxaana Guddiga uu ka kooban yahay 13-xubnood.

Hoos ka Akhriso Magacyada Guddiga Doorashada

i

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here