Shirka Baarlamaanada Adduunka Oo Ka Furmay Qatar & Somalia Oo Ka Qeyb Galeysa

0
417

Shirka Baarlamaanada Adduunka Oo Ka Furmay Qatar & Somalia Oo Ka Qeyb Galeysa

Magaalada Dooxa ee Caasimadda dalka Qatar ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa ka furmay Shirka 7aad ee Ururka Baarlamaannada Adduunka ee la dagaalanka Musuq maasuqa.

Shirkan ayaa waxaa isla shir-Guddoominaya Guddoomiyaha Golaha Shuurada Qatar, Guddoomiyaha Ururka Baarlamaannada Adduunka (IPU) iyo Guddoomiyaha Ururka Baarlamaannada Adduunka ee la dagaalanka Musuqa (GOPAC).

Dwladda Federaalka Soomaaliya ayaa Shirka ayaa waxaa uga qeyb galaya Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Xildhibaano ka tirsan labada Golle ee Baarlamaanka.

Innta uu ku sugan yahay Guddoomiye Cabdi Xaashi dalka Qatar ayaa waxaa kulamo kala duwan la qaadan doonaa Madaxda ka qeb galeysa Shirka 7aad ee Ururka Baarlamaannada Adduunka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here