DEG DEG : Komishanka Doorashooyinka Cusub Ee Somaliland Oo Hada Doortay Gudoomiye Cusub

0
635

DEG DEG : Komishanka Doorashooyinka Cusub Ee Somaliland Oo Hada Doortay Gudoomiye Cusub

Komishanka Doorashooyinka Oo Hada Doortay Gudoomiye CusubCabdirashiid Riyo Raac ayaa iminka loo doortay Gudoomiyaha Cusub Ee kominshanka doorashooyinka Somaliland.

Mustafe Daahir Oo Isna Kama Komishanka Doorashooyinka Ayaa Loo doortay Gudoomiye ku xigeenka Kominshanka Doorashooyinka,Talaabadan Ay Qaadeen Komishanka Cusub Ee Doorashooyinka Ayaa Laga Baqdin Qaba Inay Cirka Kusii Shareerto Muranka Ka Dhex Taagan Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaradka Ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here