DAAWO : Boorama Koox Hubaysan Oo Muuqaal Iska Soo Duubtay Hanjabaadka Hawada Soo Marisay

0
611

DAAWO : Boorama Koox Hubaysan Oo Muuqaal Iska Soo Duubtay Hanjabaadka Hawada Soo Marisay

Hargeysa(Dalmar-News-)Koox magaceeda ku sheegtay Cawaale ayaa ku dhawaaqday inay weeraro ka gaysanayso Awdal iyo Selel, waxaanay xukuumada madaxweyne Biixi ku eedeeyeen inay wada lahaanshii Somaliland ay ka waayeen.

Jabhadan oo muuqaal iskaga soo duubay deegaanada u dhaxeeya Dila iyo Boorama ayaa iyaga oo ku jeeniqaaran hubka noocyadiisa kala duwan waxa ay sheegeen inay xoraynayaan Awdal iyo Selel.

Laba ka mid ah raggan hubaysan oo hadlay ayaa ku dooday in laga dulmiyay saamigii ay Somaliland ku lahaayeen, waxaanay eeddo u jeediyeen Madaxweyne Biixi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here