“ Waxaan Ku Qancay Madaxweyne In Aanad Doorasho Diyaar U Aheyn.. “ Gudoomiye Ciro

0
522

DAAWO “ Waxaan Ku Qancay Madaxweyne In Aanad Doorasho Diyaar U Aheyn.. “ Gudoomiye Ciro

Hargeysa (Dalmar-News):- Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa 14 bishan waxaa uu warqad uu ku cadeeyey in uu ku hakinaayo xubintii uu u soo xulay kominshanka doorashooyinka u gudbiyey madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi

Warqadan oo kooban laba bog oo nuqul ka mid ah ay heshay shabakada Ilaysnews.com ayaa waxaa ay ku socotay madaxweynaha Somaliland waxaana lagu ogeysiiyey labada gole baarlamaan ee wakiilada iyo Guurtida , Beesha Caalamka , xisbiga UCID iyo waliba xubinta uu xisbiga waddani u soo xulay kominshanka waxaana oo uu ku seexeexnaa gudoomiye Ciro

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here