DEG DEG:Madaxwaynaha JSL Oo Maanta Cafis U Fidayay Ciidanka La Socda Jabhada Kornayl Caare Iyo Go’aamo Uu Rogay Kornayl Caare.

0
386

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa cafis u fidiyey ciidanka la socda korneyl Caarre ee kusugan beeraleyda gobolka Sanaag .
Sidoo kale madaxweynaha ayaa laba shuruudood ku xidhey cafiska Caare.
Kuwaasoo ilawareedyo lagu kalsoonaan karo sheegayaan

1: Inuu dalka dibada uga baxo Caare soona dalbado cafis mudo kadib .
2: inuu intaa kadib imaado taliska guud ee ciidanka ee magaalada Hargeysa.

Cafiska iyo qodobadan kulamaan ayaa yimi kadib markii saaka Hargeysa ka furmay kulan udhaxeeya madaxweyne Biixi iyo xubno kamida golaha wasiirada oo dhinac ah iyo xubnihii kujiray dhex dhexaadinta ee uu hogaaminayay Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here