Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefti Uu Hogaaminaayo Oo Ku Wajahan Magaalada Burco,Iyo U Jeedka Safarkiisa

0
585

Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefti Uu Hogaaminaayo Oo Ku Wajahan Magaalada Burco,Iyo U Jeedka Safarkiisa

Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Ayaa La Filayaa Inuu Maalinta Beri Soo Gaadho Magaalada Burco, Madaxweynaha Ayaa Xadhiga Ka Jari Doona Mashaariic Horumarineed Oo Laga Hirgeliyo Gobolkaasi,Sidoo Kale Madaxweynaha Ayaa Ka Qayb Geli Doona Xaflada Qalin Jebinta Jaamacada Weyn Ee Magaalada Burco

Ardayda Wax Ka Barata Jaamacada Magaalada Burco Ayaa Sanadkii Hore Cabasho Ka Muujiyey Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Baaqday Inuu Kasoo Qayb Galo Qalin Jebinta Ardayda,
Madaxweynaha Iyo Wefti Balaadhan Oo Uu Hogaaminaayo Ayaa La Filaya Inay Magaalada Burco Ku Sugnaadan Mudo Laba Cisho Ah,Waxaanu Dhagax Dhigi Doona Mashaariic Horumarineed Oo Laga Hirgelinaayo Gobolka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here