DAAWO : Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Ka Baxay Heshiiskii Saddexda Xisbi Ay Dhawaan Ka Gadheen Arimaha Doorashooyinka

0
472

DAAWO : Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Ka Baxay Heshiiskii Saddexda Xisbi Ay Dhawaan Ka Gadheen Arimaha Doorashooyinka

Hargeysa (Dalmar-News):- Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu maanta shaaciyey in uu gabi ahaanba ay ka baxeen heshiiskii xisbiyada qaranka Somaliland ay dhawaan ka gadheen arimaha doorashooyinka ee lagu saxeexay madaxtooyada Somaliland

Hogaamiyaha xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan oo warbaahinta la hadley ayaa waxaa uu xukuumada iyo xisbigeeda Kulmiye ku eedeyey in heshiiskaas ay ka baxeen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan:

https://youtu.be/omBqIGp7p3M

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here