Qaar Ka Mid ah Aktarada Bolywood ka Oo Aan Maanta Wejigooda La Eegi-Karin Cayil Darteed

0
1345

Qaar Ka Mid ah Aktarada Bolywood ka Oo Aan Maanta Wejigooda La Eegi-Karin Cayil Darteed

Bollywood-ka  sanad  walbo  waxaa  kusoo  biiro  jilaayaal  kala  duwan  oo  xirfadooda  ku  xiran  tahay  in Bollywood-ka  baaqi  kusii  ahaataan.

Sidoo  kale  waxaa  jira  jilaayaal  Bollywood-ka  soo  dhaweyn ka helo  laakiin  sanooyin ka dib  calankooda dhacaayo  ayagoo  dib  danbe  loo  arkaynin  ayagoo  sameeyn  ku  leh  Bollywood-ka.

Sidaa  daraadeed  waxaa  idin  heynaa 5 atooro  bollywood-ka ka tirsanaa  oo  calankooda  dhacay  kuwaas  oo haatan  isku  dhaceen  ama  cayileen ayagoo waqtigood qurux iyo xarago soo bandhigi jireen.

Fadlan hoos kaga bogo sawirada jilaayaashaas iyo sida ay isku badaleen.

1. Fardeen Khan

waxaa aabo u ah jilaaga weyn ee feroz khan waxa uu sameeyay dhawr aflaamood isagoo ahaa mid quruxdiisa kusoo jiitay gabdho badan laakiin aktarkan waxaa hareeyay cayil farabadan taaso qadka ka bixisay

2. Chandrachur singh

 

ninkan bilowgiisa fanka waxa uu ahaa mid dahab ah isagoo kuso caan baxay filimka super hit noqday ee tere mere sapne isagoo xitaa jaceyl filim kula wadaagay atariishada aishawarya laakiin sanadahan dambe waxaa la waayay muuqiisa waxaana la arkay isagoo miisaankiisa weyn

3. Uday chopra

 

 

kan hadduu lahaan laha jilitaan heer sare waxa uu noqon lahaa aktar hogaamiya bollywoodka  maadaam uu kasoo jeedo qoys fanka awood ku leh walaalkiisa waa director ka mid ah muwa ugu fiican ee bollywoodka haystaan waan aditya chopra waxa uuna uday chopra sameeya taxanaha dhoom sababtoo ah waxaa filimkaas iska leh qoyskiisa

4. Harman baweja

ninkaan waxaa lagu tilmaamayay hrithik cusub markii uu bollywood soo caga dhigtay laakiin ugu dambayn waxa uu noqday mid si weyn u fashilma waxaana midaas u ka qaaday niyad-jab taaso xitaa uu hilmaamay Isaga qudhiisa inuu is-daryeelo

5. Himanshu malik

 

aktrakan waxan ku xasuustaa filimka tum bin sidoo kale waxa uu qayb ka ahaa aflaamta kala ah yamla pagla deewane iyo jungle maanta aktarkan waa mid gabi-ahaanba la waayay madaama muuqaalkiisa uu noqday mid uu ku dhacay is-badal weyn weliba dhanka miisaanka.

 

Filimside

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here