9 Atariisho Bollywood-Ka Iyo Gabdhaha Ay Dhalayn Kuwaaso Si Weyn Iskugyu eeg

0
1723

9 Atariisho Bollywood-Ka Iyo Gabdhaha Ay Dhalayn Kuwaaso Si Weyn Iskugyu eeg

Maalin Wacan Akhristayaasheena Qiimaha Badan Muuqaalka Qof Walba Waa Mid Alle Ku Maneesto Sidoo Kale Waa Wax Caadi Ah Qof Inuu U Ekaado Walidkiisa Taaso Laga Fahmi Karo Isaga Oo Waxaa La Sheegi Kara Walidkiisa Iasagoo Xitaa Aysan La Socon Waalidkiisa Taaso U Sabab Ah Isku Ekaanshaha Ka Dhaxeeya Waalidkiisa Iyo Caruurtiisa

Waana Mid Ka Mid Astaamaha Lagu Garan Garo Wiil Iyo Aabaha Maanta Waxan Ku Hayaa 10 Gabdhood Kuwaaso Si Weyn U Shabahaan Waalidkooda Ooba La Mooda Iyagoo Dhalin Yar Ah Waa Mida Ay Mustqabalka Ah Kuwa Badali Doonan Waalidkooda Waxaana Liiskan Ku Jira Xidigo Caan Ah Caruurta Ay Dhalayn

Fadlan Hoos Kaga Bogo Sawirada Atariishooyinkaas Iyo Gabdhaha Ay Dhalayn

1. amrita singh iyo sara ali khan 

2. aishwarya rai bachchan iyo aradhya 

3. kajol iyo nysa devgan

4. karishma kapoor iyo samiera kapoor

5. sridevi iyo jahnvi kapoor 

6. bhagyashree iyo avantika dasanti

7. poonam dhillon iyo paloma dhillon

8. neena gupta iyo masaba gubta

9. twinkle khan iyo nitara kumar

 

 

Filimside

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here